Nabiga Alle (SCW) wuxuu soo mijiray 13th , 14th iyo 15th bilwalba. Arabic ahaan maalmahan waxaa looyaqaanaa Ayyam Al-biid, taaso micnaheedu yahay maalmaha cadaha ah, ama habeenada dayaxa uu dhamaystiranyahay.
SOONKA AYAAMUL BIIDKA (MAALMAHA CADDAHA AH)
