Cabsidu waa dareen dabiici ah oo jidhkeenu leeyahay si uu inaga ilaaliyo khatarta ina soo wajahaysa.
Waa Maxay Cabsi? Maxaynu u Cabsanaynaa xitaa Markaynu Ognahay inaan Sameynayno Wax wanaagsan?

Cabsidu waa dareen dabiici ah oo jidhkeenu leeyahay si uu inaga ilaaliyo khatarta ina soo wajahaysa.
Aduunku wuxuu soo maray Tiknoolijiyado kala duwan, sida kacdoonkii beeraha, kacdoonkii warshadaha iyo Kacdoonkii Xogta (information revolution).