Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo
Balanteenu waa hormar , hada billow hormarkaaga
1Sideen ku bixiyaa lacagta koorsada SOM AI Academy?
Raac tilaabooyinkaan:-
- Dooro Coursa-da
- click Addcart-Clickview cart
- buuxi Billing details
Miyaan soo celin karaa lacagtayda haddii aan beddelo maskaxdayda?
Haa, waxaad haysataa mudo 3 maalmood ah oo damaanad lacagta lagugu soo celinayo, sida ugu dhaqsiyaha badan.
Qaabke lacagta u soodiraa ?
Ardaydu lacagta waxay ku soodirayaa Akoonkadaan hoose:-
Golis 353306, qaabka loodiro (*884*353306*$#)
Ma jiraan wax qiimo dhimis ah oo la heli karo? ?
Haa, qiimo dhimis ku qancisa waan bixinaaa, marmar.
Maku bixinkaraa Bankiga ?
Haa waad ku bixinkartaa Bang-yada sida
- Salaam bank
- Dahabshiil
- Amal Bank
Whatsappka inaga soo xiriiri +252907614340
Caawinaad mahelayaa waqti walba oo ay cilad i qabsato ?
Waxaaa ku diyaar ah , shaqaalaheena oo waqti walba diyaar u ah inay ku caawiyaan, fadlan kala soo xiriir whatsappka website saaran, ama numberkaan hoose +252907614340
waqti walba macalinka mawaydiinkaraa Su'aasha aan qab ?
Macalimiinteena waa macalimiin u diyaar ah inay kaaga jawaaban su’aal walba oo qabtid.marwalbana way kula soconayaan
Maxaa ii dhiman hadda ?
Kaliya buuxi qaybta “Billing Section”, ka dib lacagta ku dir Acconka SomAI Academy.
wixii faafaahin nagala soo xiriir whatsappka (+250907614340)