Barashadda ChatGPT ee Xirfadlayaasha (Shaqaallaha)

About Course
Dunida waxay isku dhaftay waa kheyraadka Aadanaha (Human resource), wana kheyraadka ugu muhiimsan ee ay bulsho ama wadani haysto.
Wadankeena wuxuu leeyahay kheyraad dabiici ah oo Allah inagu manaystay. Laakin inaga ayaa ka gaa’binnay, inaan hormarino xirfadeena oo aan ka faa’iideysano kheyraadka Alle, taasina waxay keentay in bulshadeenu ay kamidtahay bulshooyinka dhaqaallaha hooseeya ee caalamka.
Macadka caalamiga ah ee SOM AI Academy wuxuu aamisanyahay unna taaganyahay kor uqaadista waxsoosaarka iyo waxqabadka xirfadlayaasha (Shaqaallaha), iyaga oo ka faa’iideysanya tiknoolijiyada casriga ah ee artificial intelligence iyo habdhaqanka wanaagsan ee islaamka.
Hadaba hadii aad kamidtahay, xirfadlayaasha jecel inay shaqadoodda u qabtaan si sahlan oo degdeg ah, waxqabadkooddana kor u qaaddan, macadka caalamiga ah ee SOM AI ACADEMY wuxuu kugu casumayaa inad ka faa’iideysatid coursadan.
Course Content
1) Fahanka Guud Artificial intelligence
-
Hordhac Koorsadda
03:10 -
a) Waa maxay Artificial intelligence ( AI)
04:44 -
b) Sidee Artificial intelligence u saamaysaa nolasheena?
02:57 -
Faa’iidooyinka ChatGPT
04:41 -
Layli koowaad