Aduunku wuxuu soo maray Tiknoolijiyado kala duwan, sida kacdoonkii beeraha, kacdoonkii warshadaha iyo Kacdoonkii Xogta (information revolution).
Xilli walba wadankii ama qofkii ka faa’iideysta Tiknoolijiyada waqtigaas cusub wuxuu ka hormaraa wadanka ama qofka aan ka faaiideysan.
Tusaale Kacdoonka Xogta ( Information revolution):_
Kacdoonkaan waxaa ka faaiideystay wadama hormaray iyo dadka maanta ugu lacagta badan caalamka. Tusaale shirkadaha caalamka maanta ugu waawayn waa shirkada ka shaqeeya xogta ama soo saara agabta xogta lagu isticmaalo ( Mobile, computer iwm) sida Facebook, Twitter, Youtube, Apple iwrn.
Maanta waxa billaabmay Tiknoolijiyad cusub oo ah “Artificial intelligence ( Aallada garaadka leh).
haddaba qofkii rabba inuu hormariyo nafsadiisa, tan qoyskiisa iyo bulshada uu ku dhexnoolyahy waa inuu bartaa isticmaalan tikloolajiyadaan cusub si aanan looga tagin.
Artificial intelligence caalamka waxay u kala qaybindoontaa laba qaybood oo kala ah koox guulaysatay waa kooxda barata, isticmaashana Artificial intelligence iyo koox guuldaraysata waa kooxda ka harta tartanka loogu jiro noolasha ee aan isticmaalin Aaladan garaadka leh.
Hadaba waxaa laga qariyey halka uu caalamka u socdo si’aad uga hartid caalamka ,birina aad u aragtid adiga oo xirfad caalamka lajaanqaadikarta aan lahayn.
Tusaale laba Qoraa ayaa waxay qoraan sanad walba buug, lkn midkamid ah ayaa isticmaalay Artificial intelligence, halkii hore qorista buugga ay kaga qaadanjirtay sanado hada waxay ku qaadanaysaa maalmo.
Hadaba Qoraaga isticmaalay Artificial intelligence ayaa dhinac walba kaga hormarsan kan aan isticmaalin Aalada garaadka leh, sida dhaqaaale samaynt iyo tirada buugaagta uu qoray.
Haddaba mustaqbalkaaga adiga ayaa xor u ah hadii aad dhisanlahayd iyo haddii kalana.
Barro artificial intelligence maanta si’aad biri mustaqbal xor ah ugu noolaatid.
Qoraa: Cabdulqaadir Qaasim
Ku soo biir macadka caalamiga ah ee SOM AI ACADEMY.
www.somaiacdemy.com
Waxan raba in aan barto aaladan
soo Dhawowow