AI Agent 24/7 la hadla macaamiishaada , ayaan kuu dhiseyna
Ganacsade,Ha lumin macaamiil mar dambe
Ganacsade,Ha lumin macaamiil mar dambe

24/7 la hadlaya macaamiisha. u sharxaya adeegga / badeecadda . kordhinaya iibkaaga , ku kaydinaya xogta macaamiilka.

Shaqadii saacado qaadanaysay — hadda daqiiqo ayay qaadanaysaa. Orders, xogta macaamiisha, iyo social media si otomaatig ah ayaa u maamulan

Ganacsiga guulaysta maanta waa kan sida saxda ah u isticmaala AI-ga. Waxaan kuu samaynaynaa qorshe AI ah oo gaar ah, ku salaysan baahiyaha ganacsigaaga
Waxaa ku diyaarsan koorsooyin aad ku baranaysid xirfadaha AI si aad ugu shaqaysatid, ganacsigaagana ugu hormarisid.
daawo habka fudud ee aad iskaga diiwaan gelin karto Som AI Academy
Balanteenu waashaqo, Balanteenu waaa Shaqo
SOM AI ACADEMY waa macadka ugu casrisan ee aad kabarankartid Artificial intelligence courses.
WhatsApp us