Mustaqbalka waxaa leh kuwa maanta u diyaar garooba

BARO ARTIFICIAL INTELLIGENCE SI’AAD U DHISATO MUSTAQBAL IFAYA

Koorsooyin Tayo sarre leh

Barro xirfad tayo sarre leh si aad noolashaada ugu hormarsiisid, qofkii maanta barta ayaa biri iska leh

« Previous Next »
Ardayda
0
Certificate
0
Qoraalo
0
Casharo
0

Our team

Balanteenu waashaqo, Balanteenu waaa Shaqo

Abdulkadir Kasim

Admin

Artificial intelligence waa hormarka noolashada iyo mustaqbalkaaga , baro xirfada AI, hogaami mustaqbalka 

Abdirahman Abdi

Technical Support

Guushu waxay ku xirantahay inaad baratid xirfad aad ku shaqaysankartid, ogow Artificial intelligence waa xirfada caalamku ugu saraysa.

Mohamud Ahmed

Social media management

Artificial intelligence waa tiknoolijiyada ugu casrisan waqtigaan lajoogo iyo mustaqbalkaba 

Hodan Yusuf

Costomers Support

si aan u wadaguulaysano aan wada barano xirfada ugu casrisan caalamka ee Artificial intelligence

Hadafkayagu waa hormarkaaga

SOM AI ACADEMY waa macadka ugu casrisan ee aad kabarankartid Artificial intelligence courses.

 

Aragtida ardada

SOM AI ACADEMY, waxan ka helay casharo si wanaagsan loo sharxay, macalin waqti walba ku caawinaya, waa course dhamaan ardada Soomaaliyed u baahanyihiin
Ahmed Ali
Arday
Waxaan ka helay SOM AI ACADEMY macalimiin waqti walaba diyaar u ah inay wax ibaraan, iguna dhiirigaliya hormarka noolashayda. waankugu dhiirigalinayaa inaad bilowdo
Khadar Jama
Arday
Waqti dheer ayaan raadinayey inaan barto Artificial intelligence, maanta waxaan ka helay macadakan SOM AI ACADEMY. macalinku si wanaagsan ayuu ifahnsiiyey casharada wuxuuna inga siiiyaa Practical marwlba
Fadumo Ahmed
Arday

"Waxbarashadu waa baasaboorka mustaqbalka, waayo berrito waxaa leh kuwa maanta u diyaargaroobaya." - Malcolm X

Si aad u heshid wararka xiisaha leh Artificial intelligence , subscribe dheh halkaa